WAJAALE NEWS

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shaaciyay In Wararka Xisbiyada Mucaaradka Ah Wakhtiga Ololaha Laga Sii Dayn Doono Warbaahinta Dawlada

Hargeysa(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Caddaani” ayaa mar kale ku celiyey in wararka xisbiyada mucaaradka ah wakhtiga Ololaha laga sii dayn doono warbaahinta dawlada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version