WAJAALE NEWS

DAAWO ; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Kulan la Yeeshay Ergayga Somaliland Uqaabilsan Wada hadalada Somaliya Marwo Adna Aadan,

JABUUTI (W,N) DAAWO ; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geele ayaa  Kulan la Yeeshay Ergayga Somaliland  Uqaabilsan Wada hadalada Somaliya iyo somaliland Marwo Adna Aadan Ismaaciil Oo safar ku tagtay dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti,

Exit mobile version