Dhamaan Hawl Wadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada wararka Wajaalenews waxay Tacsi U dirayaan Qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Axmed Muxumed Qaalib (Axmed Samir) oo caawa ku geeriyooday cisbitaalka wayn ee magaalada hargaysa Waxaanu marxuumka Ilaahay uga baryanaa in Naxariistii jano rabi ka waraabiyo dhamaana qoyskiisii iyo asxaabtiisiina Samir iyo Iimaan Ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIIN…