Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi U Diraysaa Marxuum Ex: Maayir Axmed Muxumed Qaalib, Axmed Samir | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi U Diraysaa Marxuum Ex: Maayir Axmed Muxumed Qaalib, Axmed Samir
August 4, 2017 - Written by Reporter:

Dhamaan Hawl Wadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada wararka  Wajaalenews waxay Tacsi U dirayaan Qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Axmed Muxumed Qaalib (Axmed Samir) oo caawa ku geeriyooday cisbitaalka wayn ee magaalada hargaysa Waxaanu marxuumka Ilaahay uga baryanaa in Naxariistii jano rabi ka waraabiyo dhamaana qoyskiisii iyo asxaabtiisiina Samir iyo Iimaan Ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIIN…

 

axmed samirtacsi

COMMENTS
LINKS