WAJAALE NEWS

Daawo: Ugaaska Guud Ee Beelaha Fiqi Cabdale Ugaas Cabdirisaaq Kowsaar Cali Oo Dhaliil Culus Ujeediayay Wasiirada Madaxtooyada Iyo Maaliyadda JSL.

ugaas abdirisaqHargeisa(Wajaalenews):-ugaaska guud ee beelaha fiqi cabdale ayaa markii ugu horaysy ka hadalay heerka uu gaadhay musuqmaasuqu iyo xubnaha golaha wasiirada jamauuriyada somaliland ee kaalinta kowaad kaga jira .
ugaaska ayaa sidoo kalena ka hadlay xanuunka sarkaalka sare ee ciidanka asuubta jsl ee mudada badan xanuunsanayay oo aanay xukuumadu waxaba ka qabanin xaaladda caafimaad daro ee soo wajahday sarkaalkan

 

 

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net

Exit mobile version