WAJAALE NEWS

SAWIRO: Kooxda Kubada Cagta Sagal Jet Wajaale Oo La Gudoonsiiyay Koobkii Ramadaanta Ee Ka Socday Magaalada Wajaale

TOG.WAJAALE.(Wajaalenews)-Sawiro: Kooxda Kubada Cagta Sagal Jet Ayaa waxay maanta ku guulaysatay koobkii shanaad ee ramadaanta ee ka socday magaalada wajaale waxaanu noqonayaa koobkii shanaad ee ay ku guulaysato kooxda ku ciyaaraysay magaca shirkada sagal jet wajaale waxaana munaasibadaa lagu gudoonsiinayay kooxda sagal jet oo ku guulaysatay koobkii ka socday degmada wajaale oo noqotay kooxda sagal jet waxaana  kasoo qayb galay masuuliyiinta degmada wajaale  Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye.

Kooxda sagal Jet ayaa markii shanaad oo isku xigta ku guulaysatay koobka ramadaanta ee lagu qabto magaalada wajaale.

Maamulaha shirkada Sagal Jet wajaale cabdi yuusuf ayaa u mahad celiayay dhamaan masuuliyiintii kazoo qayb gashay tartanka bisha ramadaan ee ka socday degmada wajaale

 

Exit mobile version