Ku soo dhawaada oo ka bogta muuqaalkan kooban ee barnaamijka Midhaha Diintu idiinku talo galay. Wuxuuna ku saabsan yahay dhowrsonaanta qofka muslimka ah. Waxa soo jeedinaya sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil.
DAAWO ; Dhowrsonaanta Qofka Muslimka Ah. Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil.
