Wajaalenews(Hargeisa):- Xisbiyada mucaaridka ah Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa waxaa ay
xukuumamda iyo xisbigeeda Kulmiye ay ku eedeyeen in ilaa hada aaney kominshanka doorashoyinka ku wareejin lacagtii lagu bixin lahaa qeybtinta kaadhadhka cod bixiyayaasha .
Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen in ay doorashadu wakhtigeedii ku dhacdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan