HARGAYSA(Wajaalenews Munaasibad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka lagu magacaabo Hiil Qalin taasi oo uu Marti ku ahaa Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa gaar ahaan Huteel maansoor,
Xaflad oo ahayd mid ay dhaliyaradu soo buux dhaafiyeen hoolka ismarkaana hayd mid si qurux badan loosoo agaasimyaa ayaa waxaa sugaan kala duwan kasoo jeediyay Abwaan Weedhsame oo isaga ahaa masuul loo soo Agaasimay xaflad oo hal ku dhigeedu ahaa Hargaysa IyoAHabeenka Weedhsame ayaa wuxuu abwaanku siqotodheer uga sheekeeyay Waxyaabihii ku kalifay in uu Curiyo maansooyin mudooyinkii udanbeeyay bulshadu aad u xiisayso ismarkaana ay ka bilaabantay silsilad sugaaneeda miimley oo iyadu kulmisay badi hal abuurka somaliland rag iyo dumarba taasi oo tooshka u ifisay musuq maasuqa baahay iyo ku dhaqanka qabyaalada oo faro baas ku haya dawlada somaliland
Halkan ka aawo qaarkamida maansooyinkii Uu Madasha Caawa ka jeediyay,