WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Khudbad Xaalada Dalku Marayo Xanbaarsan Ujeediyay Jaaliyada Reer Somaliland Ee ku Dhaqan Dalka Norway Magaaladda Oslo,

OSLO (W,N) DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ahna murashaxa xisbiga Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ee uu kaga hadlayo Xaalada  Dalku Marayo Ujeediyay Jaaliyada Reer Somaliland Ee ku Dhaqan Dalka Norway Magaaladda Oslo,

Exit mobile version