WAJAALE NEWS

DAAWO ; Dallad Ay Ku Midoobeen Dhalinyarada Isbadal Doonka Somaliland Oo lagaga Dhawaaqay Qaarkamida Gobolada Dalka Iyo Nuxurka fariimaha Ay Bulshada U Direen.

BURCO/GABILEY(W,N) DAAWO ; Dallad  Ay Ku Midoobeen Dhalinyarada Isbadal Doonka Somaliland ayaa  lagaga Dhawaaqay Qaarkamida Gobolada Dalka taasi oo ay ugu horaysa gobolka togdheer Iyo gabiley iyo sool ayaa waxay xanbaarsan tahay dhaq dhaqaaqyo ay iclaamiyeen dhaliyarada somaliland kuwaasi oo xanbaarsan  fariinta dhalinyarada jamhuriyada somaliland iyo sidii loo heli lahaa isabadal dalka ka dhaca oo ka xor ah qabyaalada iyo musuq maasuq iyo sidoo kale sidii jiil cusubi uu u hogaamin lahaa talada  dalka.

MUUQAAL DHALINYARADA GOBOLKA GABILEY

Exit mobile version