WAJAALE NEWS

DAAWO ; Xukuumada Somaliland Oo Hanjabaad Adag Hawada Umarisay Madax Dhaqameedka Ka Horyimaada Maalgashiga iyo Talaabada ay ka Qaadi Doonaan Cidii falal Nabadgalyo Daro Ah ku kacda’

HARGAYSA(W,N) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha gudaha ee gobolada iyo degmooyinka jamhuuriyada Somaliland Jaamac Biid ayaa hanjabaad adag udiray madaxdhaqameedka dalka iyo asxaabta mucaaridka  ee ka horyimaada maalgashiga dalka in ay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan madaxdhaqameedka ku falal nabadgalayada wax yeelay oo uu sheegay in laga qaadi doono ogolaanshaha caaqilnimo.

Exit mobile version