WAJAALE NEWS

AKHRI ; Liiska Magacyada Gollaha Wasiirada,Wasiir kuxigeenada Iyo Wasiirul Dawlayaasha Uu Soo Magacaabay Raysal Wasaare Xasan Khayre oo Dhameystiran,

MUQDISHO(W,N) – Ra’iisal Wasaaraha Dawlada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa  maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada xukuumada cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 26 wasiir, 26 wasiir ku-xigeen,15 wasiiru-dowle iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.

Akhriso Magacyada Gollaha Wasiirada,Wasiirkuxigeenada Iyo Wasiirul dawlayaasha  oo dhameystiran :

 

 

 

Exit mobile version