WAJAALE NEWS

MUJ; CALI GURAY OO EREYO TAARIIKHIYA KAGA DAREEN CELIYAY MAANSO CUSUB OO UU ABWAAN WEEDHSAME SOO SAARAY .

WEEDHSAN & WARSAN

Maanso i taabatay tan iyo intii ka dambaysay halgankii dibu xoraynta Somaliland ama dhawr iyo sodon sanadood waa tii ugu horeysay. Bal xildhibaanadii bilaa damiirka ahaa WEEDHSAME halkuu kala dhacay dhegayso. Marna ismaan lahayn suugaan heerkan ah ayuu wiil yar oo jiilkan dambe ahi tirin karaa.

Saaxiibadayda Daarood ee Somaliland kaftankoodii maanta ayaan ka jawaabi karaya. Hadii Taliskii Siyaad Bare Isaaq ku talaxtegay hadda Weedhsame ragguu la hadlayo iyo dawladaniba waa Isaaq siday Soomaalidu u aragto. Shalay AHN eh ninkii Majeerteen ee Khaliif la odhan jiray iyo Dhoodaan ayuun baa Siyaad Bare wax yidhi. Waa tan Jawaabtii Su’aashii igala hadhi waydeen Weedhsame i siiyay.

(WAAR SHALAYBA SIYAAD BARRE WAA TII GABAY IYO HEES IYO WAX WALBA TIDHAAHDEENE IMIKA WAXAN JIRA MAXAA WAX UGA ODHAN WAYDEEN?)Dhegeysta Weedhsameba waa Isaaq dhaliilaya Xil-ma-dhibaanada Barlamanka Somaliland Wakiilo Iyo Guurti guud ahaana musuqmasuqa karkaarada jebiyay ka hadlayaa eh.

HALKAN KA DAAWO MAANSADA

https://youtu.be/fHF2pkLd96c

Exit mobile version