WAJAALE NEWS

Daawo:Waraysi Taariikhi ah Oo Wariyaha Rugcadaaga ah Ee C/salaam Hereri Uu La Yeeshay Raysal Wasaaraha Ethiopia Muxuuse Ka Yidhi Gooni Isu Taaga Somaliland

Hargaysa(wajaalenews)wariyaha caanka ah ee C/salaam Hereri ayaa dhawaan magaalada JigJiga ee xarunta dawlad deegaanka Somalida  Ethiopia waxa uu waraysi xiiso badan kula yeeshay raysal wasaaraha dalkaas Hailemarium oo uu ku waydiiyay su,aalo aad u xiiso badan oo ay ka mid tahay gooni isu taaga Somaland.

Halkan Ka Daawo Warkan:

Exit mobile version