WAJAALE NEWS

Daawo:Tiro Wasiiro ah Oo Kasoo Laabtay Safar ay Ugu Maqnaayeen Dalka Kuwayt Oo Faafaahin Ka Bixiyay Safarkooga

Hargaysa(wajaalenews)tiro wasiiro ah oo in mudo ah ugu safar ugu maqnaa dalka kuwayt ayaa maanta dalka ku soo guryo noqday, waftigan oo ay hogaaminayeen wasiirka qorshaynta,caafimaadka iyo gudoomiyaha diiwaanka sakada.
halkan ka Daawo

https://youtu.be/Mp3MJMnBFZ4

Exit mobile version