WAJAALE NEWS

Daawo:Nuxurka Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Ethiopia

Hargaysa(wajaalenews0Nuxurka Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland ayaa Safar Ugu Baxay Dalka Ethiopia

waftigan oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud xaashi Cabdi ayaa lahadlay warbaahinta isaga oo aan wax tafaasil ah ka bixin ujeedada rasmiga ah ee isaga iyo wasiiro kale oo katirsan xukuumadu ugu baxayaan dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia.

Halkan Ka Daawo Warkan

Exit mobile version