WAJAALE NEWS

Daawo:“Ninkaa Maanta Dalka Kala Xidhxidhaya Ee Cid Gaara Ka Iibinaya Ee Iskuuladii Tacliinta Loogu Talagalay ay Maanta Saylada Saaran Yihiin Ee Dekedii Berbera Loo Dhoofay In La Iibiyo”Madaxwayne Silaanyo

Hargaysa(wajaalenews)maalmaha inagu soo foolka leh ee 12 bishan waxaa la filayaa in baarlamaanka labada aqal la horgeeyo mooshinka ansixinta saldhig military oo wadanka isku taga imaatraadka carabta laga siiyo magaalo xeebeeda Berbera, taas oo mashquul badan ka dhex abuurtay Saaxayadasiyaasada.

Hadaba waxaa xusid mudan in madaxwayne SIlaanyo xiligii uu mucaaradka ahaa uu ku kaambayn garayn jiray eedaymo culus oo uu inta badan ku gani jiray Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin isaga oo afgobaadsi ka dhigan jiray eedaymo uu cod kaga doonayay shacabka Somaliland balse aan ka ahayn run.

Halkan Kaga Bogo Milicsiga Weedhihiisii Uu Ku Galay Ololaha

https://youtu.be/6ue4xkm0sis

Exit mobile version