WAJAALE NEWS

Daawo:Midawga Yurub Oo Magaalada Malta Ku Yeelaya Shir Lagaga Wada Xaajoonayo Sidii Loo Joojin Lahaa Qaxootiga Ku Soo Qulqulaya Dalalkooga

Daawo:Midawga Yurub Oo Magaalada Malta Ku Yeelaya Shir Lagaga Wada Xaajoonayo Sidii Loo Joojin Lahaa Qaxootiga Ku Soo Qulqulaya Dalalkooga

Hargaysa(wajaalenews)wadamada ku bohoobay midawga yurub ayaa shaaciyay shir balaadhan oo lagaga hortagayo sidii loo joojin lahaa dadka muhaajiriinta ah ee ku soo qulqulaya qaarada yurub.

Halkan Ka Daawo:

https://youtu.be/0-aMUVmWQkM

Exit mobile version