WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiir Dowlaha Amniga Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu kicitimay Dalka Etoobiya,

TOG WAJAALE(W,N) Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiir dawlaha Abniga Somaliland ayaa saaka safar shaqo ugu kicitimay dalka Etoobiya

Waftigan oo  ka koobnaa wasiir dawlaha amniga maxamed muuse diiye badhasaabada gobolada marodi jeex. Awdal gabiley ayaa waxay shir kaga qaybgalayaan magaalada dhiridhaba ee dalka itoobiya shirkaasi o ah shir lagaga hadlaya arimaha amniga oo sanadkiiba hal mar lagu qabto magaaladaasi. Iyo sido kale madax saraakiisha ciidan.

https://youtu.be/tGPDUXhAQws

 

 

Exit mobile version