WAJAALE NEWS

Ninkii Baqdaad ka Jeexay Webiyada Dhiigga ah, HOLLACO KHAN (Xogta Dahsoon)

Sanadkii 656 taariikhda hijriyada ayaa hollaco duulaankiisii ku soo qaaday dhulkii ay xukumaysay khaliifadii cabbaasiyiinta waxana uu qabsaday magaalada Baqdaad isagoo dilay khaliifkii xiligaa ee muctasim.

https://youtu.be/vzDhzpdsL4M

Exit mobile version