Hargaysa(wajaalenews)wasiirka wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashga Cumar Shucayb Maxamed ayaa ka waramay waxa ka qabsoomay go,aankii madaxweynuhu ka gaadhay sixirbararka kaas oo uu dhawaan ka soosaaray qodobo adag oo lagula tacaalayo dajinta lacagta qalaad ee doolarka oo circa gaysay maciishada quutal daruuriga ah
Halkan ka Daawo
https://youtu.be/JyLN23FQW8A