Hargaysa(wajaalenews)wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamud Yaasiin(Faratoon) ayaa maanta go,aano adag ka soo saaray dadka ajaanibka ah eek u sugan dalka isaga oo u soo jeediyay in ay iska diiwaan galiyaan goobo uu sheegay in loo diyaariyay waxaana uu sidaasi ku sheegay mar uu la hadlayay warbaahinta.
Halkan ka Daawo warkaasi oo dhamaystiran
https://youtu.be/lN4bYAKQOV8