WAJAALE NEWS

Sirta Inagaga Dahsoon Daarta Dheer Ee Bilaa Daaqadaha ah USA

Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa xogta inagaga dahsoon daarta dheer ee daruuraha gaadha ee ku taalla Magaalada |\newyork ee dalka Maraykanka, daartaas oo aan lahayn wax daaqado ah iyo faamlaydh toona.

https://youtu.be/20fRWkQLU6c

Exit mobile version