Codka ay kaga baxayso Itay EU ayaa sheegay 41-46% inay “Haa”oo dib u habayn lagu sameeyo oo kalya dastuurka , halka 54 – 58% ay u codeeyeen “Maya”.
Tijaabooyin hore oo qiimeyn ah oo hore loo sameeyaya ayaa iyan muu jisay inay 39-43% ay u codeeyeen “Haa” halka 57-61% ay u codeeyeen “Maya”.
“Nasiib ku ha inoo wacnaado
dhamaanteen,” Mr Renzi ayaa u sheegay wariyayaasha. Waxa uu sheegay inuu maanta galinka danbe iskugu yeedhayo golaha Wasiirada, uuna sheegi doono is casilaaddiisa , kadib uu u gudbin doono waraaqaha is casilaadiisa madaxweynaha Dalka Italy.
Raysal Wasaare Mr. Rnezi ayaa xilka hayay labo sano iyo badh.
Hargeisa Officce
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane