WAJAALE NEWS

Muj.Maxamed Xasan C/lahi(Jidhif) Oo Dhambaal Tacsi ah U Diray Macalin Nuux Axmed Ismacil Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa

Hargaysa(Wajaalenews)Janarall Maxamad Xasan C/laahi ( Jidhif ) Waxuu tacsi u dirayaa Marxuum Nuux Axmad Ismaaciil isagoo Alle uga baryaya in Samir iyo Iimaan ka siiyo Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuumkana Alle ha u Naxariisto oo Janatu Fardawsa ka waraabiyo Macalin Nuux Axmad Ismaaciil waxuu ahaa Shaqsiyaadka Noloshooda ku dhamaystay Macalinimo oo dhigi jiray Luqada Carabiga Alle Jannatu Fardawsa haka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin. Wasiirka Wasaarada Warshadaha Shucayb Maxamad Muuse waxuu Tacsi u dirayaa Dhamaan Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Nuux Axmad Ismaaciil isagoo Alle uga baryaya in uu samir iyo Iimaan ka siiyo Marxuumkana Alle ha u Naxriisto oo Janatu Fardawsa ka Waraabiyo Nuux Axmad Ismaaciil oo ka mid ahaa Macalimiintii Noloshooda ku dhamaysatay Macalinimo gaar ahaan luqada Carabiga oo muddo Afartan Sanno ah iyo in ka badana dhigayay Luqada Carabiga waxaan Alle uga baryayaa in uu Janatu Fardawsa ka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin .

Exit mobile version