WAJAALE NEWS

DAAWO; jamaal Cali Xuseen Shalay & Maanta Iyo Eedihii Ugu Cuslaa Ee Uu Ku Weeraro Muuse Biixi iyo Ganacsade Ina Aw Siciid,

JAMAAL CALI XUSEEN AYAA SHALAY WUXUU SIDA FIINTA UGA QAYLINAYAY FARO GALINTA  IYO BURBURINTA AY XISBIGA UCID KU HAYAAN GUDOMYAHA XISBIGA KULMIYE IYO GANACSADE MAXAMED AW SICIID  KUWAASI OO U KU TILMAAMAY IN AY CADOW KU YIHIIN SIYAASADIISA BALSE,

JAMAAL CALI XUSEEN WUXU KU DHAWAAQAY IN UU KU BIIRAY XISBIGA KULMYE DHISANAYA MURSHAXA XISBIGA

DAAWADE KEE BUU SAXSANAA AQOONYAHAN JAMAAL?? BAL ADBA

https://youtu.be/r2o920yOFF0

Exit mobile version