Hargaysa(w.n) saraakiil ka socotay wasaarada beeraha somaliland ayaa mudo waxay daraasad kusoo sameeyeensida ay dalaka anyu jaarka nahay wax ulasoo baxaan kaasi oo ay ku guur galeen dalka itoobiya sida shacabkiisu wax usoo saaraan dhinaca beeraha.
Hadaba saraakiishan oo masuuliyiinta wasaarada beeraha uga waramay waxyaabihii ay soo barteen .