WAJAALE NEWS

Daawo: Ruushka Oo Albaabada U Laabay Xaafiiskii Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Ee Amnesty International.

Moscow(WJN):- Dawlada Ruushka ayaa albaabada u laabtay xafiiskii hayada xuquuqda aadamiga ee Amnesty International, ka dib markii maamulka Ruushku hayadan ku eedeeyay inay dhex dhexaadnimadii ka leexatay, oo ay noqotay mid danaha reer galbeedka u adeegta.

 

Wajaalenews.net

Hargeisa Office

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version