Hargeisa(WJN): Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton ee dalka maraykanka , John Podesta ,ayaa sheegay in FBI da maraykanku ay baadhitaan xoogan kusamaynayso Emails kii laga jabsaday Xisbiga ee lagu soo daabacay Wikileaks sida ay qortay idaacada BBC-da qaybteeda Ingiriisiga.
Baadhitaankan oo larabo ayuu yidhi in lagu ogaado in Rusia ay kadanbeysay iyo in kale Emails kan la iga jabsaday
Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton oo saarnaa diyaarad ayaa waxa uu u sheegay wariyayaasha in FBI da maraykanku ay kusamynayaan baadhitaan xoogan Computers ka Xisbiga Dimoqraadiga.
Waxa uu intaas ku daray inay Rusia kadanbaysay ,waxa uuna sheegay in laga yaabo in uu soo maleegay shirqoolkan oo uu
gacan kasiiyay mucaaradka Clinton , Donal Tramp.
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane