Hargaysa(Wajaalenews)Gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobolka Awdal mud.Idiris Faarax Muuse ayaa shaaciyay inuu xilkii gudoomiyenimo iska casilay
Gudoomiyaha maxkamada racfaanka Gobolka Awdal Oo khadka taleefooka kula soo xidhiidhay Shabakada Hadhwanaagnews ayaa si kooban uga hadlay iscasilaadiisa waxana uu ku sababeeyay wada shaqayn la,aan dhexmartay isaga iyo bahda Garsoorka.
Bari ayaa lagu wadaa inuu si rasmiya saxaafada ula hadlo si uu faahfaahin uga bixiyo iscasiladiisa
Si kastaba ha ahaatee Gudoomiye Idiris ayaa xilka gudoomiyenimo haya waqti sanad ku sman