WAJAALE NEWS

DAAWO; Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo Isbarbar dhig Ku Sameeyey Cabdiraxmaan Ciro Iyo Muuse Biixi Sharaxayna ka Dalka Hogaamintiisa ku Haboon,

PARIS(W,N) Afhayeenkii hore ee Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Saleebaan Dhuxul oo hadda ku sugan Dalka Faransiiska ayaa is barbar dhig ku sameeyay hoggaaminta labada Murashaxa ee Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo kala ah Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Mud. Muuse Biixi Cabdi.

https://youtu.be/iW4zkLrkGgQ

Exit mobile version