WAJAALE NEWS

Daawo Muuqaalkan-Heerka Cadaalada Somaliland Maraysay 1998 Ka Garnaqa Dacwad u Dhaxaysay Alle ha U Naxariistee Tuur Cabdi Shide Iyo Xukuumadii Madaxweyn Cigaal.

Hargeisa(WN):-Ka Garnaqa Dacwadan oo Ay Qaaday Maxkamada Gobolka Hargeisa Ayaa Waxay u Dhaxaysay Xukuumadii Madaxweynihii geeriyooday Alle Ha U Naxariistee Maxamed xaaji Ibraahim Cigaal Iyo Aabihii Saxaafada Xorta Ah ee Somaliland oo Wakhtigaasi Gudoomiye Ka Ahaa Wargeyska Jamhuuriya Iyo madabacdii MBB, Taas Oo Tuur Cabdi Shide Markhaati u Qabsaday Janankii Ciidanka Booliska Somaliland Jeneral Cilmi Kabaal Alle ha u Naxariistee.

 

Exit mobile version