WAJAALE NEWS

DAAWO Muuqaalka Madal Kulmisay Madaxwayne Siilaanyo & Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Iyo Dareenada ka Dhashay,

Hargaysa(w,n) madaxwayne siilaanyo ayaa dareen farxadle ku qaabilay murashaxa xisbiga Ucid Aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen oo ay maanta ku kulmeen xafladii furitaan  dugsi boodhi oo laga hirgaliyay deegaanada hoos yimaada gobolka saaxil.

Kulankan madaxwayne siilaanyo iyo Aqoonyahan jamaal cali xuseen ayaa ahaa mid ay ku dheehnay qalbi furnaan uu muujiyay siilaanyo taasi oo dareeno kala duwan ku abuurtay kooxaha ku hawlan burburka xisbiga ucid iyo dulaanka ay ku hayaan murashaxnimadiisa

Sidoo kale  qaarkamida shaqsiyaadka lagu eeedeeyo arimahan oo madasha ku sugnaa ayaa la sheegay in ay muujiyeen sas laga dareemay goobta ,

Exit mobile version