WAJAALE NEWS

Daawo: Pro Mowliid Muunin Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Xisbiga Wadani Kana Soo Diga Rogtay Kulmiye.

wajale1Hargeisa(WJN):-pro Mowliid mohamed muumin oo kamid ah aqoonyahada somaliland in badana ka mid ahaa xisbiga muxaafid ka ah ee kuliye.
Waxaan oo si rasmi ah ugu soo biiray Xisbiga mucaaridka ee wadani waxa uu ka war bixiyay mudadii uu kamid ahaa xisbiga kulmiyo iyo maraxaladiihii kala duwanaa ee ay isla soo mareen waxaan u timaamay in uu yahay mid qaybyalada ka shaqeeya dalkana kala qaybiyay
waxana uu intaasi raaciyay in uu aad ugu faraxsan yahay kamid in uu ka mid noqdo xisbiga wadani .

Halkan Ka Daawo

 

 

 

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version