WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Mudaharaad Xoogan Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Sheekh Iyo Kana Gaabsaday in uu ka Hadlo Xukunkii lagu Riday Ragii loo Haystay Dilkii Taliyihii Gobolka Saaxil + khasaaraha Uu Sobobay

Hargeysa(Wajaalenews) Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cade ayaa ka hadlay mudaharaad xoogan oo maanta ka dhacay degmada sheekh ee gobolka Saaxil, taasi oo bulshada degmadu kaga soo horjeedaan xukuno dil ah oo lagu xukumay eedaysanayaashi loo haystay dilkii taliye Casayr, waxaanu uu wasiirku fariin u direy shacabka Somaliland.

Exit mobile version