Hargeysa(WJN):-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka warbixiyay ujeedada safar ay ku tageen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana uu wasiirku ka jawaabay hadal kaso yeeshay qunsulka u fadhiya turkiga dalka somaliya.
Halkan hka daawo muuqaalka warkaasi oo faahfaahsan.
https://youtu.be/-IaUUKMYcBk
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane