Hambalyo Meher Wacan Boqor Ayaanle Shire Yaasiin Iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan.
Guurkiinu Guur Khayr Gobonimo ku Aqal Gala.
Dhamaan qoyska reer Muuse Mire Warsame oo Kala ah
Cabdi Muuse Mire
Faadumo Muse Mire
Maxamed Muse Mire
Layla Muuse Mire
Hooyo Faadumo Muuse Mire
Waxay Hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Boqorka Ayaanle Shire Yaasin iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan oo Maanta oo bishu tahay 25/07/2016 meherkoogu ka dhacay Magaalada hargaysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku raaga ee ubad khayrqaba kala hela Aamiin Aamiin Aamin.
Waxaa iyaguna hambalyo taas lamida diraya dadka kala ah
Libaan Maxamed Cisman
Guled Jamac Muxumed
Aaden Cali Jibriil
Isaq Cabdi Aamin
C/risaaq Xusen Ciro Wayne
C/kariim Daahir (yes Boss)
Xasan Cali Aaden
Guled Cumar Madar
Yuususf Jamca Xirsi
Maxamed Cali Mataan
Yaxye C/salaan
C/lahi Muuse Saayir
C/ladiif Maxamud Cumar
Mustafe Maxamed Caqli
Dhamaan waxay dadkani hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Boqorka Ayaanle Shire Yaasin iyo Boqorada Fatxa Maxamuud Xasan oo Maanta oo bishu tahay 25/07/2016 meherkoogu ka dhacay Magaalada hargaysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku raaga ee ubad khayrqaba kala hela
Aamiin Aamiin Aamin.