WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher: Wacan Boqorka Cali Saxafi Iyo Marwadiisa Farduus Fu’aad Cali

oo Maanta 7/7/ 2013, Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor
ee Magaaladda Hargeysa, waxa hambalyo udiraya

             Axmed Siciid Cige, Xamse Cali Bul-bul,Mustafe Future,  Cabdiqadir Cabdiraxman Habane, Cabdiwahab Guuleed Xasan ,Cadnaan Isaaq, Siciid Doodo,
Siciid Cabdi-dheere, Khadar Macalin-deeq, Cabdirsaaq Suudi Nuur, Cali
Cabdi Kaahin, Saleebaan Ibraahim Xaashi, Maxmed Cabdi Boosh, Abwaan
Maxamed Cabdiqaadir Colhaye, Cabdirashiid Caynte, Maxamed Axmed Muuse
(Kuraase), Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Cabdiqaadir Aadan Carab,
Cumar Cali Xasan (Cumar-seerbiya), Maxamed Maxamuud Haybe (Taajir),
Khalid Ibrahim Cabdi (Khalid-Xabsi), Saddam Maxamed Axmed, Muniir
Axmed Cigaal. iyo

Dhamaan Dadkaasi iyo Saxaafiyiintaasi waxay hambalyo meher wacan u
dirayaan Cali Maxamed Ibraahim (Cali-saxfi) iyo Marwadiisa Farduus
Fu’aad Cali oo Maanta 7/7/ 2013, Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor
ee Magaaladda Hargeysa.
Waxaanay ALLE uga baryayaan inay aqalgalkooda ku gaadhaan bash-bash
iyo barwaaqo.

Sidoo kale waxa hambalyo udiraya   shabakada Wajaale News

Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin.

 

BY: CABDIQADIR   CABDIRAXAMAN     HABANE

Office       Hargaisa

 

WAJAALE     NEWS

Exit mobile version