Hargeysa(Wajaalenews)July.4,2016-Dawlada sucuudi Arabiya ayaa ku dhawaaqday in in maalinta salaasada oo bshu ku beegan tahay 5 bishan aynu ku guda jirno la iidi doono iyada oo bisha barakaysan ee Ramadan ay ku dhamaan doonto 29.
Qoraal kasoo baxay maxkamada sare ee dalka sucuudi Arabiya ayaa ugu baaqday muslimiinta sucuudiga inay raadiyaan bisha shawaal isla markaan qofkii arkaa uu lasoo socodsiiyo maxkmada markaas ugu dhaw si looga qoro aragtiis bisha.
Waxaan qoraalkan lagu daabacay shabakada saudigazette.com. qoraalkan oo farta inglishta ku qorana ayaanu u soo turjunay afsomali.