HARGAYSA(Wajaalenews) Guddoomiyaha Wargeyska iyo Shabakadda Somalilandtoday Mud. Muniir Axmed Cigaal ayaa ka hadlay cida ka dambaysay xadhigii sharci darada ahaa ee lagu kacay waxaanu fariin u diray guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mud. Muuse Biixi Cabdi.
DAAWO; Gudoomiyaha Wargayska Somalilandtoday oo Dib u Helay Xoriyadiisii kana Hadlay Cida ka Danbaysay Xadhigiisii+fariinta Uu Udiray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.
