BURCO(Wajaalenews) – Waxa maanta ka dhacay magaalada burco mudaharaad ay dhigeen dad kasoo horjeeday xukunkii maxkamada ciidamada qalabka siddaa ku xukuntay dil 8 eedaysane oo la haystay dilkii taliye Casayr, gudoomiyaha gobolka togdheer ayaa sheegay in mudaharaaadkaasi ahaa mid ay soo abaabuleen dad gaara ayna sharciga la tiigsan doonaan.