WAJAALE NEWS

Wax Ka Baro Wadanada Ugu Soonka Dheer Aduunka Iyo Saacadaha ay Soomaan Saa,imiinta Ku Nool Wadanadaasi

Hargeysa (Wajaalenews):-  Waxaa maanta maalintii lixaad  galay soonka  Bisha barakeysan ee Ramadaan oo umadaha Islaamka ee caalamka ku nool ay wada sooman yihiin.

Hadaba waxaan qoraalkan idinkugu soo gudbineynaa tobanka wadan ee caalamka ugu saacadaha dheer soonka, waxayna kala yihiin sidan:-

1-Maraykanka: 16 saac & 22 daqiiqo

2-France: 18 saac & shan daqiiqo

3-Belgium: 18 saac & 31 daqiiqo

4-Britain: 18 saac & 44 daqiiqo

5-Canada: 19 saac & 15 daqiiqo

6-Sweden: 20 saac & 3 daqiiqo

7-Norwey: 20 saac & 7 daqiiqo

8-Germany: 20 saac & 11 daqiiqo

9-Russia: 20 saac & 23 daqiiqo

10-Iceland: 21 saac & 3 daqiiqadood.

Inta badan wadamadan ayaa waxaa ku nool Soomaali qurbajoog ah iyo muslimiin kale oo fara badan, waxaana bishii Shacbaan soo gaadhay gudaha dalka Soomaali badan oo ka timid wadamadan qaarkood iyagoo ka cararaya saacadaha dhaadheer ee soonka, waxayna dadkaas dib u laabtaan marka ay dhamaato bisha Ramadaan.

Exit mobile version