WAJAALE NEWS

DAAWO; Xogta Dahsoon: Danbiyadii Ay Kashiftay Qaybta Baadhista Ee Shabakada Google.

HARGAYSA(Wajaalenews) Qaybta baadhista ee shabakadda Google ayaa daaha ka qaaday oo bannaanka soo dhigtay fal dembiyeedyo badan oo dhacay, kuwaasoo loo fuliyey si qarsoodi ah kana daboolnaa aadamaha.halkana waxaanu idiinku soo gudbinaynaa qaybo ka ah dhacdooyinkaasi dembiyada ah.

https://youtu.be/PAz4DglIV08

Exit mobile version