Hargaysa(wajaalenews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo ayaa maalinta bari ah safar ugu bixi doona wadamada Jamhuuriyada Jabouti isaga oo u sii gudbi doona wadanka Emaraatka Carabta,Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay aqalka looga arimiyo dalka oo u dhignaa sidanuy
Taariikh: -06/05/2016