Anigoo ka mid ah hawlwadeenada caafimaad ah DHAHKAATIIRTA ka hawlgasha goobaha lagu daweeyo HIV, hadaba bal muxuu yahay cudurka HiV AIDES,waa xanuun Virus kaa soo ku dhaca qaybaha dheega cad siiba qaybta gurmadka xanuunda jidhka soo gala dufaaca,kaa soo burburiya unugyada dhiiga cad isla markaana halkii ay ka soo saari lahaayeen unugyadu dufaaca dhiiga cad wuxuu amar ku siinayaa inay soo saaraan malintii malaayiin VIRUS HIV,ma aha xanuunkani mid la kala hida raaco ee xanuun qofko qaado oo dibada kaga yimaada dadka hadaba Waxaan bulshada ku baraaarujinayaa in hordada kakacaan Sabtoo ah waxaa dalkeena aad oo kor u sii kacaya cudurka HIVig kaa soo kor u sii kacaya maalinba maalinta ka danbaysa isagoo ka soo gudbaya dalka gudihiisa iyo daafaha DIBADABA, sidaa darteed waa in aan hordada kakacnaa,cudurkani malaha daawo laakiin wuxuu leeyahay ka hortag, hadaba waxka baro sida looga hortagi karo bulshada dhexdeeda [1] ka saahid galmo xaaraana inta aanad guursan waan in aad is iska baadh xaaskaaga mustaqbalka 2 dumaash / xigsiisanka 3 kadhawrso sino /galmo xaaraana haku halaagsamin shan minute oo aad raaxaysato noloshaada oo dhan
Siyaabaha aan loo kala qaadin cudurka HIVAIDESKA waxaa kamid ah
1 qofaca,taabashada, ama salaanta.
2 cuntada, hurdada,
3 dhunkashada,kuraasta lawada fadhiisto.
4 weelka oo lawada isticmaalo ama guriga oo la wada galo,
Digniin fadlan hatakoorin qofka la nool cudurka Hiv/Aideska
Waayo waxaa laga yaabaa in uu ku qaaday sifa aan sino ahayn
Sida qalabka kala duwan qofqaba Hiv oo guursada waxaana suurta gala in uu ku soo galo daadku. Markaa yaan la takoorin dadka lanool viruska Hiv.la soco qabaha danbe.
Dr Ahmed muse-
ALLAHMAHADLEH