Hargaysa(wajaaleenews)Gudida Diiwaan galinta Ururada Siyaasada ayaa dalab u diray gudoomiye Faysal Cali Waraabe kaas oo ay dalbadeen inuu soo cadeeyo warqad la sheegay in xafiiska ka baxday taas oo ay ku duugnaayen xubno cusub oo uu magacaabay dhawaan gudoomiyuhu.
warqad ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha gudiga diiwaangalinta ururada siyaasada ayaa u dhignayd sidan: