Berbera(Wajaalenews)-Shacabweynaha reer Berbera oo maanta rayigooda ka dhiibtay Sadexda wariye ee ku xidhan Saldhiga dhexe ee Berbera ayaa si iskumida ugu dhawaaqay in xadhiga Wariyayaashu yahay mid sharciga baalmarsan oo baadil ah cidii kadanbaysana ugu baaqay inay si dhakhso ah xoriyadooda ugu soo celiso.