WAJAALE NEWS

War DEG DEG Ah La Taliyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxwaynaha Somaliland Dr Cumar Cilmi Dixood Oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

lloogHargeysa(WJN):-Dr Cumar Cilmi Dixood oo kamida siyaasiyiinta Somaliland sidoo kalena ka mid ahaa asaasayaashii ururka SNM ayaa wararka hada soo gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Wararka Ee Wajaalenews ay sheegayaan inuu goordhawayd ku geeriyooday magaalada hargeysa.

Waxaana Dr Cumar Cali Dixood uu u geeriyooday xanuun kusoo booday.

Dr Cumar Cali Dixood ayaa hada waxa uu ahaa la taliyaha gaarka ah ee madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version