WAJAALE NEWS

MASUUL CAYNKEE AH AYAY WAJAALE U BAAHAN TAHAY? W/Q SAMATAR WAYAB

Bismilaahi Rahmaani Raxiim

qoraalkayga kooban waxaan qalanka ugu qaatay in aan waxooga yar ka yidhaahdo kuna hogo tusaaleeyo waxa la yidhaah maamulka iyo sifayaashiisa  cida u qalanta maamulka iyo aqoonta laga rabo.

wajaale waa degmo ka tirsan gobolka gibelay waana dekada labaad somaliland .

wajaale waxay gobolka gebelay u jirtaa 37 km dhinaca galbeedka

magaalo madaxda waxay u jirtaa 93 km dhinaca galbeedka .

hadaba sidaan soo sheegnay magaaladan oo ay ku nool yihiin mushtamac aad u badan oo u badan dad ganacsato kuna taalo meel aad strategy ah oo ah xuduuda kala qaybisa somaliland ethiopia taas oo uu ka socdo ganacsi xoog ah ayaa maalmahan danbe waxa ragaadiyay maamul xumo taas oo dhinacyo badan leh taas oo u baahnayd in aqoon lagu hago meesha noocaa ah ayaa sida beel loo soo magaacaabaya kolba in la leeyahay waa nin weyn oo dad yaqaan ah .

sale calaa dad yaqaan looma baahna ee maamul yaqaan ayaa loo baahan yahay .

hadaba hadaan u soo daadego ujeedayda  oo ahayd maamul nocee ah ayay degmadu u baahan tahay .

siday aniga ila tahay .

degmadu waxay u baahan tahay waa marka kowaad gole degaan oo u gaar ah siday ugu baxdo maamul xumadan .

degmada  waxa kale  u baahan tahay aqoon yahan wax ka garanaya maamulku wuxu yahay kaas u dheer tahay khabiir in dheer garad ah oo dhinacyo badan ka dhisan oo waliba dhalinyaro taas ayuunbaa wajaale laga saari karaa maamul xumada haysta lakiin wajaale haday ku soo noq noqdaan oday beeleed dan leh horusocod iyo maamul daayo walaahi xaalkeedu wuxuu noqon doonaa alow sahal dawlada iyo haayadaha ku shuqul leh waxaan borinayaa in ay eegaan cida ay maamulka ka dhigayaan aqoontiiisa ayna eegin cida uu yahay

wabilaahi towfiiq

Exit mobile version